+252638252025 srcpreuniversity@gmail.com

Graphic Design Course

Uncategorized
Wishlist Share

About Course

Course waxaad ku baranaysaa bilaw ilaa dhamaan Graphic Design adigoo ku baranaya Barnaamijka Photoshop.

Course Content

Introduction and installation
Qaybtan waxay ku qaadanaynaa casharo la xidhiidha fahanka guud ee Photoshop-ka iyo sida computer-ka logu install-gareeyo.

  • Introduction
    10:06
  • How to download & install-Photoshop
    04:26
  • Photoshop Interface
    10:52

Professional Background Editing
qaybtan waxaad ku fahmaysaa sidee sawirka backgrounka looga saaraa

New project, Fonts and Shapes
Qaybtan waxaynu ku fahmaynsaa sida loosoo furto project cusub, sida wax loogu qoro sida farta loo maamulo iyo sida shape-ka loo isticmaalo.

Color theory
fahanka ibadabada

Design Projects
Qaybtan waxaynu ku baranaynaa sida design-no diyaarsan loolasoo dago kadibna loo badbadalo

MockUp Design

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet